Caawida khadka bilaashka ah

Maka walwalsan tahay dhibaato waxyeeleyn? Na soo wac.

Xarunta xaaladaha dhibaatooyinka Monika caawida khadka bilaashka ah 0800 05058 waxaa loogu talagalay dhamaan dhibaa tooyinka waxyeeleynta oo dhan ama la kulmey hanjabaad, dumarka u soo guuray wadankan.

Xarunta xaaladaha dibaatoonyinka Monika caawida khadka 0800 05058 uxuu furan yahay

  • isniin saacad  9-19
  • talaado saacada 9-16
  • arbaco saacada 9-16
  • khamiis saacada 9-16
  • jimco saacada 9-16.

Waxaa kasoo wici kartaa meel kasta oo Finlandh ah. Telefoonka waa bilaash.
Telefoonka waxaa qabanaya shaqaalaha masiibooyinka xarunta xaaladaha dhibaatooyin.

Nala soo xiriir sidhiirranaan! – haku noqon kalinimo.

Tietosuoja · Saavutettavuus
The owner of this website has made a commitment to accessibility and inclusion, please report any problems that you encounter using the contact form on this website. This site uses the WP ADA Compliance Check plugin to enhance accessibility.