Taageera tababbaraha

Ma rabtaa lataliye taageera tababbaraha la qabsashada waddan?

Lataliyuhu waa tabaruce ka socota ururka Monika-Naiset, kaas oo haweenka ka taageera isdhexgalka iyo shaqo raadinta.

Lataliye nololeed ayaa kaala hadli doona shaqo raadintaada, fursadaha waxbarasho iyo riyadaada. Waxaad heli doontaa macluumaad ku saabsan nolosha shaqada ee Finnishka.

Tababbaraha ayaa kaa caawina hadalka iyo fahamka finnishka. Mowduuca aad rabtid adigaa soo bandhigi kartid.

Tababbara digitaarka ayaa kaa caawin kumbitarka. Waxaa baran kartaa sida loo isticmaalo kumbitarka ama sida bogga internet waxa muhiimka ha looga raadiyo.

Tababbaraha jimicsiga  ayaa kaa caawin sidaa jimicsi kuheli laheyd ama waqtiga firaqda.

Kasoo qeeb gal!

Soo wac iyo soo weydii Xarunta la qabsashada waddanka lambarka bilaashka ah 0800 05059.

Tietosuoja · Saavutettavuus
The owner of this website has made a commitment to accessibility and inclusion, please report any problems that you encounter using the contact form on this website. This site uses the WP ADA Compliance Check plugin to enhance accessibility.