Xarunta la qabdasashada waddan Monika

Xarunta la qabsashada waddanka Monika waxay garab kugu sii neysaa sida ula qabsan laheed wadanka iyo sidaa u heli laheed shaqo. Waxaa soo wici kartaa lambarkaan 0800 05059, kaalay soo booqo, oo ka qayb qaado  wax qabadka hawlaha kooxda Isniinta ilaa Sabtida.

Adeegyo si fudud oo dhoor luqadood ah

Xarunta la qabsashada waddanka Monika waxay garab kugu sii neysaa sida ula qabsan laheed wadanka iyo sidaa shaqo kuheli oo hagitaan shaqsiyeed, tabbabarid.

Adeegyada waxaa loogu talagalay dhamaan dumararka usoo guuray madanka, oo u baahan taageero la qabsashada waddanka. Adeegyada dhamaan waa bilaash.

Waxaan ku bixinaa taageero dhowr luqadood, kuwaas oo ah carabi, dari, ingiriis, isbaanish, farsi, finnish, ruush iyo istooniyaan.

Ciwaanka waa Hermannin Rantatie 12 A, 4. dabaqa, 00580 Helsinki (Kalasatama).

Lambarka bilaasha ah 0800 05059 furan yahay isniin saacada – sabti saacada. Nambarka waxaad ka wici kartaa meel kasta oo Finland ah.

Waxaad naga heleysaa oo kale Facebooga

Nasoo booqo ama nasoo wac!

Shaqada xarunta xaaladaha dhibaatooyinka Monika waxaa kaalmeeya wasaaradda arimaha bulshada iyo caafimaadka oo heleysa dhaqaalaha Veikkaus (STEA) iyo magaalada Helsinki.

Tietosuoja · Saavutettavuus
The owner of this website has made a commitment to accessibility and inclusion, please report any problems that you encounter using the contact form on this website. This site uses the WP ADA Compliance Check plugin to enhance accessibility.