Tilmaamaha gelitaanka iyo cakabadaha
Ururka Monika-Naiset ku taalmeel u dhow metroga Helsingin Kalasataman. Ciwaanka ah Hermannin Rantatie 12 A. U socda lugta metroka ilaaatka uruka Monika-Naiset waa on noin 500 metri.
- Xarubta dhexe kuyaal dabaqa 5 naaad.
- Xarunta xaaladaha dhibaatooyinka kuyaal dabaqa 4 raad.
- Xarubta la qabsiga wadanka kuyaal dabaqa 4 raad.
- Gurigga ammaanka ciwaanka waa sir.
Gaadiidka isgaarsiinta ee Kalasatama
Ururka Monika-Naiset wey fududahay in lagu imaado metro jidka maro metrooga Kalasatama ciwaanka Hermannin Rantatie 12 A adeega qaaradda google
Sidoo kalena basas badan ayaa soo mara Hermannin Rantatien dhinaca. Tusaale ahaan, HSL’s (Gaadididka Helsinki ) isku xirka baska ee nambarada 55 iyo 56, waxaad si fudud ugu tagi kartaa ururka Monika-Naiset, maadaama ay jiraan joogsiyo (oo ay ku jiraan joogsiga baska Agroksenkuja, lambarka joogsiga: 3006) ee dhismaha agtiisa. Isku xirka hagaha marinka HSL
Dhismaha ururka Monika-Naiset ee Kalasatama
Waxaad ka geli kartaa dhismaha ururka Monika-Naiset (cinwaanka Hermannin Rantatie 12 A) albaabka u sarreeya ee akhriya 12 A.
Xafiiska dhexe ee ururka haweenka Monika waxa uu ku yaalaa dabaqa 5-aad, xarunta dhibaatooyinka ee Monika oo ku taal dabaqa 4-aad iyo xaruntala qabsashada wadanka Monika ee dabaqa 4-aad.
Waxaad guriga ku soo kori kartaa wiish lix qof ah oo ballaaran.
Ma jirto meel gaari curyaan ah oo la galo goobta maadaama ay jiraan marinno yar oo albaabada ah.
Xarunta dhexe (dabaqa. 5)
- Waxaad geli kartaa xafiiska xarunta dhexe ee ku yaal dabaqa 5-aad ee dhismaha adigoo garaacaya gambaleelka albaabka xafiiska. Shaqaaluhu wuxuu kuu furi doonaa albaabka.
- Xafiska dhexe leeyahay musqul curyaanka.
- Xafiiska dhexe uu leeyahay qolka shirka oo cakabado leheen.
Xarunta xaaladaha dhibaatooyinka Monika (dabaqa. 4)
- Wiisha agtiisa, waxaa jaranjarada dabaqa 4aad ku yaal laba gambaleelka albaabka.
- Riix gambleelka xarubta xaaladaha dhibaatooyinka sidaa gudaha xarun u gasho. Shaqaalaha xarunta wuxuu kaa furi doonaa albaabka.
- Xarunta xaaladaha Monika ma laha WC la heli karo.
Xarunta la qabsashada wadanka (dabaqa. 4)
- Wiishka agtiisa, waxaa jaranjarada dabaqa 4aad ku yaal laba gambaleelka albaabka.
- Riix gambaleelka xarunta la qabsiga wadanka Monika albaabkeeda si aad u gasho xarunta. Shaqaaluhu wuxuu kaa furi doonaa albaabka.
- Xarunta la qabsiga wadanka Monika waxay leedahay musqul cakabad laheen oo la geli karo.
- Xarunta la qabsiga wadanka ee Monika waa meel kooxeed la heli karo.
Gurigga ammaanka (ciwaanka waa sir)
- Gurigga ammaanka Mona ciwaanka waa sir.
- Gurigga ammaanka malaha caqabad lahayn.
- Dhisma wuxuu leeyahay wiil iyo wiisha kursiga curyaanka.
- Hoygu wuxuu leeyahay hal guri oo diyaar ah.
Barkinka baabuurka curyaanka: Ma jiraan meelo gaar ah oo baabuurta la dhigto oo loogu talagalay dadka dhaqdhaqaaqooda yar yahay.